Sisällissodasta eteenpäin
Marxaladihi hore ee xorriyadda 1917-1945
Muddadi billowga xorriyadda, maqaamka Finland wuxuu ahaa mid daciif ah. Wax yar ka dib helitaanka xornimada waxaa Finland ka qarxay dagaal dhiig sokeeye oo dhiig ku daatay. Dagaalku wuxuu u dhexeeyay ciidamadi ururki shaqaalaha casaanka iyo xukuumaddi caddaanka. Caddaanku waxay taageero ka heleen Jarmalka Casaankuna Ruushka. Dagaalki wuxuu ku dhamaaday guul ay caddaanki gaareen.
Finland waxay si aad ah ugu jirtay xeyndaabka uu Jarmalku saameynta ku lahaa, sababtoo ah Midowgi Sofiyeeti ayaa halis weyn ku noqday ammaanka dowladda. 1930kii aadki ururo badan oo midigta iyo midigta fog ah ayaa ahaa kuwa Finland laga jecelyahay sidi looga jeclaa wadamo kale oo Yurub ku yaal.
Agoosto 1939 ayeey Naasiga Jarmalka iyo Midowgi Soofiyeeti ku heshiiyeen in Finland ay noqoto safka hore ee Midowga Soofiyeeti. Finland waxay inti lagu jiray Dagaalki labaad ee Adduunka labo mar la dagaashay Midowgi Soofiyeeti iyadoo la safan Jarmalka. Finland labada dagaalba waa ku guuldareysatay, laakiin Midowgi Sofiyeeti marna ma uusan qabsan Finland.
Maadaama Finland ay ku guuleysatay wax yar ka dib xornimadeed in ay dhulkeeda difaacado inti ay dagaalladu socdeen, dagaalladi Finland ee 1940 loo arkay xilligi ay xornimada dowladda Finland salka adkeysatay.
Dhacdooyinka muhiimka ah
1918 Dagaalki sokeeye ee casaanka iyo caddaanka u dhexeeyay
1921 Sharciga waajibka waxbarashada ayaa qasab uga dhigay dhammaan lix sano jiryada in ay galaan dugsiga ummadda
1939-1940 Finland waxay qeyb ka noqotay dagaalki labaad ee adduunka, marki uu dagaalki jiilaalku ka dhex dhashay Finland iyo Midowgi Sofiyeeti
1941-1944 Dagaalki labaad ee adduunka ayaa isagoo dagaalki sii socday ah sii dhexmaray Finland iyo Midowgi Sofiyeeti
Suomen historiaa
المراحل الأولى للاستقلال 1917–1945
وضعية فنلندا كانت هشة في بداية فترة الاستقلال نشأت حرب أهلية دموية في فنلندا مباشرة بعد الاستقلال كانت الحرب بين الحركة العمالية الحمراء وقوات الحكومة البيضاء. حصل البيض على الدعم من ألمانيا والحمر من روسيا. انتهت الحرب بانتصار البيض.
كانت فنلندا تتبع إلى نطاق تأثير ألمانيا، لأن الاتحاد السوفيتي أصبح أكبر تهديد لأمن الدولة. في عقد 1930، كانت العديد من الحركات اليمينية واليمينية المتطرفة لها شعبية في فنلندا، كما كان عليه الوضع في أماكن أخرى من أوروبا.
في أغسطس 1939، اتفقت ألمانيا النازية والاتحاد السوفيتي على أن تتبع فنلندا إلى نطاق نفوذ الاتحاد السوفيتي. خاضت فنلندا الحرب مرتين خلال الحرب العالمية الثانية مع ألمانيا ضد الاتحاد السوفيتي. خسرت فنلندا في كل من الحربين، لكن الاتحاد السوفيتي لم يحتل فنلندا مطلقًا.
لأن فنلندا نجحت في الدفاع عن أراضيها في الحروب بعد الاستقلال بفترة وجيزة، كانت حروب فنلندا في القرن العشرين 1900 تُعتبر الفترة التي استقر فيها استقلال دولة فنلندا.
أحداث مهمة:
1918 الحرب الأهلية بين الحمر والبيض
1921 قانون إلزامية التعليم يُلزم الجميع بالالتحاق بالمدرسة الشعبية التي تستغرق الدراسة فيها ست سنوات
1939–1940 كانت فنلندا مُلزمة لأن تكون جزءًا من الحرب العالمية الثانية، عندما نشبت حرب الشتاء بين فنلندا والإتحاد السوفيتي.
1941–1944 استم
Lähde:https://www.infofinland.fi/ar/information-about-finland/basic-information-about-finland/finnish-history