SUOMEN KOULUTUSJÄRJESTELMÄ

Nidaamka waxbarashada ee Finnishka

Waxbarashada Finland waa mid heerkeedu sareeyo. Farqiyada natoojinka waxbarasho ee u dhexeeya dugsiyada kala duwan waa kuwa yar, ku dhowaad dadka oo dhanna waxey dugsiga dhexe ku dhameeyay waqtiga loogu talagalay. Waxbarasho-horaadka, waxbarashada aasaasiga ah iyo waxbarashada heerka labaad waa lacag la’aan, xittaa markaas kaddib waxbarashadu inta badan waa lacag la’aan. Ujeedadu waa in dadka oo dhan ay fursad u helaan waxbarasho tayo leh oo aan ku xirneyn dakhliga qoyska iyo in in loo barbaaro sidii muwaadin firfircoon.

Nidaamka waxbarashada waxaa ku jira barbaarin-horaad, waxbarasho-horaad, waxbarashada heerka labaad, waxbarashada sare. Waxbarashada dadka waaweyn waxaa loogu talagalay dadka waaweyn waxaana ku jira fursado kala duduwan oo ka billowga tan aasaasiga ah illaa iyio atcliinta sare.

theme icon

المنظومة التعليمية الفنلندية

التعليم في فنلندا رفيع المستوى. الاختلافات فيما بين نتائج التعليم لمختلف المدارس بسيطة، والجميع تقريباً ينهون دراستهم في مدارس مرحلة التعليم الأساسي خلال الفترة المطلوبة. التعليم التمهيدي والتعليم الأساسي والتعليم من الدرجة الثانية مجاني، كما أن معظم التعليم بعد ذلك أيضاً مجاني. الهدف هو أن يكون بإمكان الجميع الحصول على تعليم رفيع الجودة بغض النظر عن دخل العائلة وأن ينمو الإنسان كمواطن نشط.

المنظومة التعليمية تتكون من التربية المبكرة والتعليم التمهيدي ومرحلة التعليم الأساسي والتعليم من الدرجة الثانية (التعليم المتوسط) والتعليم العالي. تعليم الكبار مخصص للأشخاص البالغين، ويتضمن الكثير من الخيارات من مرحلة التعليم الأساسي حتى التعليم العالي.


The Finnish education system

Finnish education is of high quality. Differences in the learning results of different schools are small and nearly all students complete comprehensive school within target time. Preschool education, comprehensive education and upper secondary education is free of charge and also higher education is for the most part free of charge. The goal is for everyone to have an equal opportunity to receive high quality education regardless of the family’s income and to grow up to become active citizens.

The education system includes early childhood education, preschool education, comprehensive education, upper secondary education and higher education. Adult education is intended for adults and it includes a multitude of alternatives from comprehensive to higher education.